Wararka

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO KORMEERAY CIIDANKA TABABAR UGU JIRA DUGSIGA GENERAL KAAHIYE

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto. Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta Akademiyada...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo Addis-Ababa kaga qeyb galay Shirweynaha Caafimaadka.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethoipia uga qeyb galay shirwayne looga hadlay mashaariicda hormarineed ee...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha maamulkaas.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha oo uu kala hadlay dardar galinta howlaha baaxada leh...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho, Arbaco, 14 June, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb galay Shir...

Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta furmay

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta ka furmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo...

Ugu Akhris Badan