Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go'aanadii ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa in dalku aado doorasho...
Kal-fadhigaan oo si rasmi ah u furay madaxweynaha Jamhuuriyada federalka Soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisa furitaanka ku bogaadiyay shaqada Baarlamaanka ka qabteen...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyay shir-doceed looga hadlayay sidii loogu heli lahaa...