Wararka

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo xalay gaaray magaalada Riyaad ee caasimada...

Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka oo maalintii labaad galay

Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka iyo Saameynta Bulshada ay ku leeyihiin oo Galay Maalinkii labaad. Shirkaan ayaa shalay waxaa daahfuray Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay caleemo-saarka madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan dib...

Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay xarunta Qaramada Midoobay ee Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si...

Shirka Golaha wasiiradda Hirshabeelle oo looga hadlay howlgalada lagu ciribtirayo Kooxda khawaarijta

-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshabeelle oo diiradda lagu saaray wajiga labaad ee dagaalka...

Ugu Akhris Badan