Wararka

Ciidanka Xoogga ayaa Marka ku qabtay 2-dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay 2-dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta. Ibraahim Cali Suleymaan iyo Idiris Cabdi Shabeelow ayay...

Guddiga gaarka ah ee arrimaha xabsiga dhaxe ee golaha shacabka oo kulan la yeeshay taliyaha Ciidanka Asluubta

Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta kulan kula yeeshay xarunta Guddoonka iyo Gudiyada ee Villa Hargeysa...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada maamulka oo looga hadlay arrimaha amniga deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada Khawaarijta...

Wariye Maxamed Ilig oo maanta Xabsiga Hargeysa laga sii daayay.

Maxkamad ku taala Magaalada Hargeysa ayaa maanta xorriyaddiisa usoo celisay Wariye Maxamed Cabdi Ilig oo maamulka Muuse Biixi uu si sharci darro ah xabsiga...

Dawladda Soomaaliya oo si kulul u canbaareysay ficilka lagula kacay wafdiga Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ee Adis ababa ku sugan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay ficilka ay dowladda Itoobiya ku doooneyso inay ku carqaladeyso wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galaya...

Ugu Akhris Badan