Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dhagax-dhigay Xarunta cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Dhexe ee cusub ee ay yeelan doonto Wasaaradda Haweenka...

Cabdi Cabdullaahi oo magaciisa afgarashadu yahay Cabdinasir ayaa isku soo dhiibay Ciidamada ammaanka ee ku sugan degmada Baxdo

Cabdi Cabdullaahi oo magaciisa afgarashadu yahay Cabdinasir oo ahaa dhaqtar daaweeya dhawacyada Khawarijta lixdii sano ee la soo dhaafay ayaa isku soo dhiibay Ciidamada...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa 30-sano kadib maanta daahfuray xarunta keydka talaalka Dowladda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa 30-sano kadib maanta daahfuray xarunta keydka talaalka Dowladda Hoose Xamar ee degmada...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareb waxa uu ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadamnimada

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareb ee Xarunta maamulka Galmudug waxa uu ka daahfuray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Adkeeyey odayaasha Dhaqanka Galmudug Xoojinta Midnimada Lagu Wajahayo Argagixisada iyo Xoraynta Deegaanada

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane...

Ugu Akhris Badan