Wararka

Wasiir Al-Caddaala: 48-dii Saac ee lasoo dhaafay 17 howlgal ayaa Galmudug ka dhacay waxaana ku dhintay in ka badan 120 khawaarij ah

Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga difaaca Shacabka. Wasiir ku...

Xil Cabdi Maalik oo Jaaliyadda reer Hiiraan ee London ku boorriyay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta

Xildhibaan Cabdi Maalik Cabdalla oo ka tirsan golaha shacabka ayaa kulan looga hadlayay  dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Afar sano kadib safarkii ugu horreeyay ku tagaya Ruushka

Wakaaladda wararka Ruushka ayaa maanta oo Talaada ah sheegtay in tareenkii siday hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, uu gaaray dalka Ruushka, halkaas oo...

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegay in ay u baahanyahiin caddeymo dheeraad ah si cadaaladda loo gaaro

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maalmahii lasoo dhaafay ku mashquulsaneed dhageysiga dacwada loo haysto muwaadiniin uu xafiiska xeer ilaaliyada Qaranka kusoo eedeeyay howllo Musuq-maasuq iyo...

Maraykanka oo Iiraan u fasaxay Lacago ka xayirnaa

Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo uu ku doonaya in lagu sii daayo muwaadin u dhashay Maraykanka kuwaas oo ku xiran dowladda Iiraan. Xukuumadda Washington ayaa...

Ugu Akhris Badan