Wararka

Wafdi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray degmada Hobyo

Wafdi ka kooban Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka JFS ,Ganacsato iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa afaafka degmo xeebeedka Hobyo ku soo dhoweeyay Maamulka...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗞𝘂 𝗫𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 dalka 𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗵-𝗳𝘂ra𝘆 𝗺𝗮𝘀𝗵𝗿𝘂𝘂𝗰𝗮 ka𝘀𝗼𝗼 k𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 X𝗮𝘀𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮

Ku-simaha Ra’iisul Wasaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS oo furay Imtixaan loo gelayo garsoorka dalka

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta furay imtixaan garsooreyaal iyo xeer ilaaliyenimo oo loo qaadanayo maxkamadda gobolka iyo xafiiska...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo New York kaga qayb galay kulan looga hadlayay nafaqo-darrada Carruurtada

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam oo ka qeybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ee ka...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada

Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga, Amiir...

Ugu Akhris Badan