Wararka

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED CABDALLA XASAN FOODCADE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan qoyska, ehelada iyo ummadda...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay shirka arrimaha bani aadanimada Soomaaliya {SAWIRRO}

Ra'isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu ka daahfuray...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal lagu cirib tirayo khawaarijta ka wada koofurta Mudug

Howlgal qorshaysan oo ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ka socda hawdka tuulada...

Ra’iisul wasaare Xamse oo xarigga ka jaray Waddada Taleex oo dib loo dhisay {SAWIRRO}

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey...

wajiga 2aaad ee shirka isku duwidda howlaha hormarinta wax soo saarka oo Baydhabo ka furmay {SAWIRRO}

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka furey wajiga 2aaad...

Ugu Akhris Badan