Wararka

Dowladda Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo celisay muwaaddiniin ku xannibnaa dalka Liibiya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 99 muwaaddiniin Soomaaliyeed ah, kuwaas oo muddo ku jiray xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya. Muwaaddiniintan...

JIDKAAN MEEL KALE OO LOOGA LEEXDO MA LEH (WARBIXIN)

Dowladda Maraykanka ayaa muujisay taageeradeeda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, iyagoo Madaxweynaha iyo Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ku ammaanay sida...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia ee Degmada Waaberi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia ee Degmada Waaberi...

Tirade Suxufiyiinta lagu dilay Qaza tan iyo markii ay bilowdeen duqeymaha oo la shaaciyay

Tirada saxafiyiinta reer Falastiin ee ku geeriyootay duqeynta joogtada ah ee Isra’iil ay ka wado magaalada Qaza tan iyo 7-dii bishan October ayaa gaaray...

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo dil toogasha ah ku fulisay Rag oo horay dilal u geystay

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay Yuusuf Isaaq Nuur iyo Aadan Maxamed Xasan, kadib markii ay dilal ka geysteen...

Ugu Akhris Badan