Wararka

[DAAWO] Madaxweynaha JFS oo gaaray degmada Aadan Yabaal

Wafdi oo  uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas waxaa ku soo...

Taliska ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay askari fal awood sheegasho kula kacay muwaadin

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka jawaabaya cabasho ka soo gaartay muwaadin lagula kacay fal awood sheegasho ah, uuna u gaystay askari ka tirsan Booliska...

Sirdoonka Soomaaliya oo dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta Al-shabaab

Ciidanka ammaanka, gaar ahaan kuwa Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Isgoyska Bakaaraha ku toogtay laba dhagarqabe oo ka tirsana Khawaarijta, kuwaas oo ku...

Xarun dowladeed oo ku taalla Faransiiska oo dab la qabad siiyey

Xarunta dowladda hoose ee magaalada Bordeaux ee dalka Faransiiska, ayaa dab la qabadsiiyay, iyadoo ay sii socdaan mudaaharaadyada Faransiiska, ee ka dhanka ah qorshaha...

Ciidamada Gaarka ah ee  xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay in kabadan 700 oo tahriibayaal ah

Ciidamada Gaarka ah ee  xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay ku dhawaad 750 tahriibayaal ah labo howlgal oo kala duwan oo ay sameeyeen xeebaha koonfureed...

Ugu Akhris Badan