Wararka

Qorshaha Wasiirka Magacaaban ee wasaaradda Maaliyadda Biixi Iimaan Cige.

Mudane biixi iiman cige ayaa ra’iisal wasaaruhu  u magacaabey  wasiirka maaliyada xukuumadda federaalka soomaaliya 8dii luulyo 2023 kadib hoggaamintiisii saameynta laheyd  ee wasaarada  shaqadda...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa. Duqow ayaa Khawaarijta...

Howlgal lagu baacsanayo firxadka Khawaarijta ayaa laga sameeyay Gobalka Shabeellada Hoose

Howlgal lagu baacsanayo firxadka Khawaarijta ayaa laga sameeyay Gobalka Shabeellada Hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo, waxaana lagu...

guddoomiye sheekh aadan madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ee golaha shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay kulanka 24-aad ee Guddiga Joogtada ah ee...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ee sodma ayaa maanta ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Turkiga

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi heer sare ah...

Ugu Akhris Badan