Wararka

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal dagayey guulaha Shirkadda Hormuud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa ka qeyb galay xafladda dabbaaldegga shirkadda Hormuud oo...

Danjiraha JFS ee dalka Ethiopia oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirada Maraykanka iyo Portugal ee dalka Ethiopia.

Danjiraha JFS ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Warfaa ayaa Xafiiskiisa safaaradda ku Qaabilay Safiirada Maraykanka iyo Portugal ee dalka Ethiopia. Danjire Warfaa ayaa qaabilay Mudane...

NISA oo soo bandhigtay Maleyshiyaadka safka Khawaarijta ka soo baxay {SAWIRRO}

Ciidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koofur galbeed ayaa maanta soo bandhigay afar xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta kuwaas oo isi soo dhiibay ciidanka. Xubnahaan ka...

Ciidanka xoogga dalka oo Khawaarijta ka sifeeyey deegaano ka tirsan Shabeellada dhexe iyo Galgaduud.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee khalid binu waliid ayaa maanta Howlgalo kasameysay Hoowdka u dhaxeeya Cali heele iyo Daarunimco halkaas oo...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartanka Pan African Schools championship 2023.

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartanka Pan African Schools championship 2023, kaasi oo sanadkan lagu qabanayo dalka Kenya. Waxaa maanta dalka ka amba baxay cayaartoyda...

Ugu Akhris Badan