Wararka

Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka Dowladda Uk oo Soomaaliya ugu deeqay 9-Milyan oo dollar

Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million...

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Somaliland oo la kulmay Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Galmudug

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa xalay kulan wadatashi ah la qaatay...

Duqeyn khasaaro lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacday koonfurta Mudug

Howlgal Qorsheysan oo ay Fuliyeen ciidanka xoogga Dalka iyo saxiibada Caalamka yaa xalay Duqeyn ku burburiyay Saldhigyadii kooxda Khawaarijta AS ee Koonfurta Mudug. Hawlgalkan ayaa...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Wasiirada Guriyeynta jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Libya.

Kalfadhigii 40-aad ee Gollaha Wasiirada Guryeynta iyo Dhismaha Carabta ayaa lagu qabtay caasimada Tripoli ee dalka liibiya. Howlaha Madasha Wasiirada Carabta ee Shanaad ee Guriyeynta...

Wasiirkii Haweenka XFS oo maanta lagu aasayo Muqdisho.

Qaban-qaabada aas Qaran oo loo sameynayo AUN Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka socota Garoonka diyaaradaha Magaalada...

Ugu Akhris Badan