Wararka

Koonfur Afrika ayaa gudbisay dacwadda ICJ ee Israa’iil ku eedaysay ‘fal xasuuq’

Koonfur Afrika ayaa maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) u gudbisay dacwad ku saabsan in Israa'iil ay "xasuuq" ka waddo Gaza. Maxkamadda Qaramada Midoobay ayaa...

Xiriirka kubadda cagta JFS oo sheegay in dib loo dhigay jadwalka

Waxaa dib loo dhigay muddo labo maalin ah tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir. Warqoraal ah...

Gaashaanle Saahid :Maalmaha soo socda Mudug Khawaarijta waan ka soo afjaraynaa

Taliyaha Guutada 17-aad Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in maalmaha soo socda khawaarijta guud ahaan laga...

Wasaaradda Waxbarashada DFS oo dib u furtay iskuulaadkii Maxaas ee Cadowgu burburiyey.

Wasiir ku xigeen Wasaaradda Waxbarashada dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Cismaan Ibraahin ayaa xarigga ka jaray dhismo dayactir ah oo lagu sameeyay dugsiga waxbarashada ee...

Ugu Akhris Badan