Wararka

Howlgal Khawaarij badan lagu laayay oo saaka ka dhacay Koofurta Mudug.

Howlgal qorsheysan oo lagu laayay maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa saaka ka dhacay deegaanka Samatar Madow oo u dhaxeeya magaalooyinka Caad iyo Camaara. Wasiirka Gaashaandhigga XFS...

Madaxda Warfaafinta XFS oo u hambalyeeyay shaqaalaha Wakaaladda SONNA oo u dabbaaldegay xuska 60-aad

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Wakaaladda Warareka Soomaaliyeed ee SONNA oo maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda sanadguurada 60-aad. Wasiir ku...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si adag uga hor yimid dulmiga Ethiopia ee madax banaanida dhuleed ee JFS.

Ururka Iskaashiga Islaamka {OIC} ayaa War qoraal ah uu soo saaray si adag uga hor yimid isku dayga Gurracan ee Dowladda Ethiopia ay ku...

Ra’iisul wasaaraha dalka oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay machadkani looga fadhiyo...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan degdeg ah la qaadatay Danjireyaasha Beesha caalamka.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS oo maanta Shir isagu yeertay Danjirayaasha Beesha Caalamka ayaa warbixin ka siisay Xaaladda Go’aanka Soomaaliya ee ku wajahan Xadgudubka Itoobiya...

Ugu Akhris Badan