Wararka

Agaasimaha guud ee Socdaalka oo faray Saraakiisha inay fududeeyaan bixinta Baasaboorada 

Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Ahmed Said Mohamed oo manta kulan gaar ah kula qaatay Saraakiisha ka howlgasha xafiiska Baasaboor bixinta ee xarunta shaqaalaha,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka kobaad ee dalka oo kormeeray Wasaaradda Beeraha XFS

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Jama, ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradaha Beeraha, Waraabka iyo Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Guddoomiye ku-xigeenka SODMA oo boggaadiyay Shirweynaha Cilmibaarista  

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka-SoDMA, Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa bogaadiyay Shirweynaha Cilmibaarista Soomaaliyeed ee sannadkiisa 11aad. Shirweynahan ayaa noqday madal muhiim ah oo loogu...

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska oo xarigga ka jaray Xabsi Haweenka loogu talagalay 

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyey saldhigga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Dalka Turkiga 

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad...

Ugu Akhris Badan