Wararka

I𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵a𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲 oo maanta ka bilowday dalka

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 30 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab

Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo isugu jiray Cirka iyo Dhulka ayaa laga sameeyay ilaa iyo Afar...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Moscow kula kulmay Dhiggiisa Ruushka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac oo booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Moscow ee dalka Ruusha ayaa maanta kulan...

Shirkii Madasha Maayarada Soomaaliya oo Warmurtiyeed laga soo saaray .

Wasaaradda Arrimaha gudaha XFS ayaa Warmurtiyeed kasoo saartay Shirkii Muqdisho ugu soo dhamaaday Madasha Maayarada Soomaaliya kaas oo Wasaaraddu qabatay.

Hub culus oo lagu soo qabtay howlgal {Sawirro}

Ciidanka Amniga oo wali ku jira howlgal ay ka wadaan xaafada Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku dhigeen nuucyo...

Ugu Akhris Badan