Wararka

‘Yuusan nagula soo galgalan colaadda Dalkiisa’ (WARBIXIN)

Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda gobalka Amxaaradda ee dalka Ethiopia xili uu xilka iska casilay...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqday Xarunta SoDMA

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Mahad Cabdiraxmaan Adam ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaana halkaas ku soo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo khadka Foggaan araga kaga qayb galay Mudaharaad lagu diidan yahay Damaca Gurracan ee Itoobiya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo khadka fogaan aragga kagala qeyb galay Jaaliyadda Soomaliyeed ee Gobolka Minnesota munaasabad looga soo hor jeedo...

Xukunka ICJ ee kiiska xasuuqa Gaza ayaa dalbatey iney israel joojiyaan dhamaan talaabooyiinka ku jira awoodeeda

U doodayaasha xuquuqda iyo khubarada sharciga ayaa soo dhaweeyay go'aanka maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee ku amraya Israa'iil inay qaadaan "dhammaan tallaabooyinka ku...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan kula qaatay Kusimaha Danjiraha ee safaarada soomaaliya dalka ciraaq

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq ayaa kulan kula qaatay Magaalada...

Ugu Akhris Badan