Wararka

Wafdi ka socday JFS oo Addis ababa uga Qayb Galay Shir Heerkiisu Sarreeyo oo Looga Hadlayey Hawlgalka ATMIS.

Wafdi ka socday JFS oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka Arrimaha dibadda oo Xarunta Midowga Africa uga Qayb Galay Shir Heerkiisu Sarreeyo oo...

Maamulka Gaalkacyo oo soo saaray fariin culus oo ku aadan nadaafadda degmada

Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa maanta fariin culus u diray dadka wax u dhimaya nadaafadda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxayna arrintaasi ka soo...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo magaalada Dubia uga qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid Caafimaad ku wareejiyay wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah...

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Khawaarijta

Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa xoogagga deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay Mowlid Cali Dhuxulow oo ka tirsanaa Khawaariijta. Howlgalka lagu soo qabtay dhagar...

Ugu Akhris Badan