Wararka

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo daah furay Madasha Istaraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

-Wasiir ku xigeenka, ahna ku simaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Madasha Istaraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo...

Latashiyada soo-Jeedinta Waxkabadelka Dastuurka oo la gaarsiiyay Soomaalida kunool Qurbaha

Latashiyada Soo-Jeedinta Waxkabadelka Dastuurka ayaa loo dhaa-dhiciyay Soomaalida kunool Qurbaha, Iyadoo shalay Lugta koowaad ee Shirarka Qurbajoogta lagu qabtay Caasimadda Nairobi ee dalka Kenya. Shirka...

Madaxweynah JFS: Waxaa naga go’an in dalkaan doorasho qof iyo cod ah aan ka qabano

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlay Masjidka Madaxtooyada shalay salaaddii Jimcaha kaddib ayaa ka hadlay xaaladda Jubbaland iyo go’aanka...

Dowladda Soomaaliya oo Ethiopia ku eedeysay iska horkeen beelaha ka waddo gobolka Gedo

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa tallaabooyinka guracan ee Dowladda Ethiopia ay ka waddo Gobolka Gedo, oo ay isaga horkeeneyso beelaha...

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ku saabsanaa la dagaalanka maalgelinta argagixisada. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Shir...

Ugu Akhris Badan