Wararka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Afar sano kadib safarkii ugu horreeyay ku tagaya Ruushka

Wakaaladda wararka Ruushka ayaa maanta oo Talaada ah sheegtay in tareenkii siday hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, uu gaaray dalka Ruushka, halkaas oo...

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegay in ay u baahanyahiin caddeymo dheeraad ah si cadaaladda loo gaaro

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maalmahii lasoo dhaafay ku mashquulsaneed dhageysiga dacwada loo haysto muwaadiniin uu xafiiska xeer ilaaliyada Qaranka kusoo eedeeyay howllo Musuq-maasuq iyo...

Maraykanka oo Iiraan u fasaxay Lacago ka xayirnaa

Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo uu ku doonaya in lagu sii daayo muwaadin u dhashay Maraykanka kuwaas oo ku xiran dowladda Iiraan. Xukuumadda Washington ayaa...

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Aagga deegaanka Ceel-garas ee gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray Aagga...

guddoomiye sheekh aadan madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee golaha shacabka bjfs.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 25-aad ee Golaha Shacabka. Ajandaha...

Ugu Akhris Badan