Wararka

Madaxweynaha JFS ayaa Xeer Madaxweyne ku soo saaray Talisyo cusub CXDS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Duqa Degmada Gaalkacyo oo kulan la yeesha Qeybaha kala duwan ee Bulshada

Maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo kulan looga Arrinsanaayo Ka qeyb qaadashada Horumarinta Dagmada la qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada. Duqa Dagmada Gaalkacyo...

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo soo xiray Shirka Mashruuca isku xirka dhijitaalka Bariga Afrika 

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali),ayaa Magaalada Nairobi ku soo xiray Shirka xoojinta Mashruuca isku xirka dhijitaalka ee Bariga...

Labo Xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka 

Cali Xasan Cali oo looyaqaano ( Cali Dheere ), ayaa isku soo dhiibey Taliska Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga...

Kumanaan Arday ah oo maanta u soo dhammaaday Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad 

Inka badan 35,307 Arday oo dhiganeysay Fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe, ayaa si rasmi ah ugu soo xirmay Imtixaanka shahaadiga ah ee dalka,kuwaas oo...

Ugu Akhris Badan