Wararka

Ciidanka Danab oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay Jubbada hoose

Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa burburiyay goob ay khawaarijtu kaga dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Howlgallada ayaa si gaar ah ugu...

Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil iyo dalal kale oo u yeeray safiirada ka jooga dalkaasi

Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u yeereen safiiradooda ka jooga...

Dibad baxyo ka socda magaalada Dhuusomareeb

Banaanbax bulshada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ay ku muujinayaan sida ay uga xunyihiin dilkii foosha xumaa ee xalay bartamaha suuqa weyn ee Magaalada loogu...

Dalalka Chile iyo Colombia oo ku dhawaaqay in Isra’iil ay kala baxayaan safiiradooda

Dalalka Chile iyo Colombia ayaa ku dhawaaqay fiidnimadii xalay in safiiradooda ay kala baxayaan Israa’iil si ay u muujiyaan gardarrada joogtada ah ee Israa’iil...

Hay’adda SoDMA oo muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka jawaabidda khatarta El Niño

Hay’adda Mareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa muqdisho ku qabatay shir looga hadalyo isku-duwidda hoowlaha ka jawaabidda khatarta El Niño. Shirka oo ay iskugu yimaadeen...

Ugu Akhris Badan