Wararka

Madaxweyne Guudlaawe oo gaaray Mahadaay

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo  gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo ay saameeyeen roobab...

SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta

Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka...

Akhriso War-murtiyeed wadajir ah Soomaaliya iyo Burundi

1. Casuumaad uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo la kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya Amb. Sebastian Groth iyada...

Madaxweynayaasha Shiinaha iyo Mareykanka oo maanta kulmaya

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Mareykanka muddo lix sano ah,kaddib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu sheegay in...

Ugu Akhris Badan