Wararka

Jaamacadda Qaramada Midoobey oo soo bandhigtay fursado Waxbarasho.

📋 Codso Hadda: https://bit.ly/upeace-cohort8-admission Ku biir Cohort-ka 8aad ee UPEACE! – Jaamacada Qaramada Midoobey 🌟 Ha seegin fursaddan cajiibka ah ee aad ku hormarin karto waxbarashadaada iyadoo aad heli...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi {Timacadde}...

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi. Labada Masul...

Shirka Wadatashiga Miisaniyadda Dowlada ee 2025 oo maalintii labaad ka socda Muqdisho

Shirka Wadatashiga Miisaniyadda Dowlada ee 2025 oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho. Waxaa maanta ka qeyb galay Odoyaasha dhaqan ka, Haweenka, Ganacsatada iyo Ururrada...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden oo ka horyimid damaca gurracan ee itoobiya

-Xildhibaan Qaali Cali Shire oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden. Kulanka ayaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa damaca...

Ugu Akhris Badan