Wararka

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Magaalada Baydhabo 

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, si ay u dardargeliyaan...

R/W ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Arrimaha Bulshada

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa guddoomiyey shirka tiirka horumarinta arrimaha bulshada ee Xukuumadda...

Tababar lagu baranayo habka maamulka garsoorka oo laga daahfuray Muqdisho

-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Hon. Sulayman Mohamed ayaa ka qeyb galay daahfurka Tababar ku saabsan habka Maamulka Garsoorka oo lagu tababarayo Kaaliyeyaal cusub...

Safiir Ilyaas oo ka qayb galay kulanka diyaargarowga Shirka tamarta Afrika

Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Amb Ilyaas Xasan Cali ayaa ka qaybgalay kulanka u diyaar-garowga shirweynaha tamarta ee (Afrika Energy Summit) Kaas oo ka...

Nuxurka Heshiisyada Soomaaliya iyo Masar (WARBIXIN)

Soomaaliya iyo Masar ayaa dhawaan kala Saxiixday heshiisyo muhiim ah, kuwaasi oo ku qotoma wax wada qabsi, sidaasi awgeed ayay labada Madaxweyne waa Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan