Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS oo ka qayb galay munaasabad lagu sogootinayay shaqaale ku wareegay Wasaarada Gargaarka

Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa ka qayb galay xafladda xil-wareejinta waaxda Gargaarka iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha...

Guddoomiyaha golaha shacabka iyo Wasiirka Destuurka oo wakiillada beesha caalamka Nairobi kula kulmay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa magaalada Nairobi kula kulmay saaxiibada Beesha Caalamka ee dowladda Soomaaliya caawiya,...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo furay imtixaannaadka Dugsiyada sare ee dalka (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa furay Imtixaannaadka dugsiyada sare oo la mideeyey, waxaana wehliyey wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyo saraakiil...

Waxqabadka dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 20 May 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa...

Ruuxaani oo mar kale noqdey madaxweynaha Iiraan

Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa ku guulaystay doorashada madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaasi, sida uu sheegay telefishinka qaranka waddankaasi. Waxaa la tirayey ugu badnaan...

Ugu Akhris Badan