Wararka

Wasiirka Caddaaladda oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta booqday xarunta wasaaraddaasi ee magaalada Muqdisho. Mudane Xasaan Xuseen...

Guddoomiyayaal cusub oo caawo loo magacaabay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Caawa fiidkii ayaa xilka laga qaaday  15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaasoo bedelaya kuwii...

R/wasaare Xasan Cali Kheyrre oo ka qayb galay kulan lagu taageerayey Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa ka qayb-galey kulan lagu taageerayey Xukuumadda uu hoggaamiyo, waxaana ka soo qayb...

Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo furay xafiiska diiwaangelinta Xisbiyada

Munaasabadda lagu furayay xafiiska diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee dalka oo uu maanta Muqdisho ka horgaliyay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo gaaray Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo  ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan kula qaadan doono  Madaxweynaha Dalka Jabuuti mudane...

Ugu Akhris Badan