Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo Shabaab ka soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen maleeshiyadka Al-shabaab ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud. Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe...

Qaban qaabada xafladda caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug oo cadaado ka socoto

Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar u ah dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socota qaban qaabada xafadda caleemo saarka Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo lagu wado...

Daawadeyaasha SNTV oo soo dhoweeyey barnaamijka tartan Cilmiyeedka habka loo diyaariyey

Daawadayaasha Telefishinka Qaranka iyo dhageysteyaasha Radio Muqdisho, ayaa si weyn u boggaadiyey oo soo dhoweeyey nidaamka loo qaabeeyey tartan cimiyeedka Warbaahinta Qaranka ay u...

Degmada Baladweyne oo wareegga Labaad ee tartan CIlmiyeedka Warbaahinta Qaranka u gudubtay

Degmooyinka Jowhar oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe iyo Baladweyne oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ayaa caawa ku tartamayay tartan Cilmiyeedka  Warbaahinta Qaranka ay...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay qaar kamid ah Safiirada Beesha Caalamka (Sawirro)

Muqdisho, 28 May 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu...

Ugu Akhris Badan