Wararka

Munaasabadda Sanad-guurada 15aad Ee Aas-aaska Bogga Jowhar.com

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay sanadguurada 15aad ee ka soo wareegatay aasaaska shabakada warbaahinta ee jowhar.com ayaa xalay lagu qabtay...

R/wasaare Kheyrre oo kulan isla xisaabtan ah la yeeshay xubnaha golaha wasiirrada

Isla xisaabtanku waa hanan la isku raacsan yahay in uu laf dhabar u yahay qabsoomidda shaqo wanaagsan  isla markaana abuurta dowladda wanaagsan  iyo kalsoonida...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray xarunta shirka ee Riyaad halkaas oo uu kusoo dhaweeyey Boqorka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi  “Farmaajo” oo booqanaya dalka Boqortooyada Sucuudiga  ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha ciidamada cirka ee...

Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka billaabatay Gaalkacyo

Iyada oo Bisha Barakaysnayd ee Ramadaan ay ka harsan tahay muddo kooban ayaa waxaa ka bilowday qaar ka mida Masaajidda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta...

Afar ka tirsan burcad dhibaateyneysay shacabka oo lagu wareejiyay xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida

4 taan maleeshiyada ah oo  lagu soo qabtay howlgal ay ka sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta...

Ugu Akhris Badan