Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo faahfaahiyay xaaladda maxaabiista Soomaalida ee ku xirxiran dalalka caalamka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku howlaneyd olole lagu dalbayo in ay Dowladdu u istaagto sii deynta dhallinyaro Soomaaliyeed ee ku jira...

Xidigle Xoogga Dalka Faisa Cabdirashid oo kaalmo gaarsiisay Naafada Xoogga ee ku jira isbitaalka Martini

Xidigle Xoogga Dalka Faisa Cabdirashid Cabdi waxaa ay sanadkii 2016 ka bishii September ku dhaawacantay shil gaari xilli ay ku gudo jirto howlaheeda shaqo. Xidigle...

Gaari Qarax siday oo lagu Qabtay Magaalada Boosaaso

Ciidammada Ammaanka ayaa kontoroolka laga galo Magaalada Boosaaso ku qabtay Gaari UD ah oo siday Qaraxyo, Isgaarsiin casri ah, Qalab kale oo ay ka...

Gaalkacyo oo u gudbtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

  Habeenkii afaraad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinka ee ay degmooyinka gobollada dalka ku baratamayaan, waxaa ku hardamay degmooyinka Gaalkacyo oo Mudug ka tirsan iyo Boondheere...

Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cabdulle oo habeen shaqeynaya

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle waxaa loogu magac daray Madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliya kadib markii la qaatay xoriyadda 1960 kii, waa garoon caalami...

Ugu Akhris Badan