Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo booqday xarumaha UBC iyo UCC ee Kampala

Kampala, 7 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo booqasho ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo caddeysay mowqifkeeda ku aaddan khilaafka dalalka khaliijka ka taagan

Tr. June 07, 2017 Muqdisho – Soomaaliya War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee...

howl-gallo adag oo ka socda waddooyinka caasimadda Muqdisho

Ciidamada Xasilinta Amniga Caasimada Muqdisho ayaa maanta howl gallo baaritaan nooc cusub ah ka wada waddooyinka magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo saaka bilaabay in ay ka...

R/Wasaare Xasan Cali Kheyre oo la dar-daarmay Ardayda Jaamacadaha Dalka.

Muqdisho, 07 June 2017....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa boqolaal ardey oo isaga kala yimid Jaamacadaha dalka, kula...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la filayaa in uu maanta gaaro Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Magaalada Gaalkacyo ayaa...

Ugu Akhris Badan