Wararka

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go’aankii Baarlamaanka uu ka qaatay kalsooni kala noqoshada Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha maamulka Puntland  C/weli Max’ed Cali  Gaas oo maanta shir jaraa’id  ku qabtay magaalada Garoowe ayaa aqabalay talaabadii ay mudanayaasha Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntalnd...

Barlamanka Puntland oo codka kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka Puntaland ayaa codka kalsoonida u qaaday golaha wasiirada kuwaasi oo iskuraacay in xukuumadda...

Duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Jubbada Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday duqeyn lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab sida ay SONNA u...

Wasiirka Amniga “Waxaan dhisaynaa ciidamo gaar ah oo qaabilsan amniga madaxda iyo xarumaha dowladda”

Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay ka shaqeynayso sidii loo sameyn lahaa ciidan gaar ah oo ka shaqeynayo amniga xurumaha dowladda...

Wasaaradda Isgaarsiinta oo ka hadashay qorshayaasha looga gaashaaman karo cilladaha internet-ka

Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay ee hirgelisay adeegga Fiber Optic-ga ayaa waxaa lagu...

Ugu Akhris Badan