Wararka

R/Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo furay Shirweynaha Xal-u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay Shirweynaha qaran ee xal-u-helidda Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanaya iyo barakayaasha...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo Go’aan ka soo saartay dhismaha rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  oo nuqul kamid ah ay heshey Radio Muqdisho ayaa lagu shaaciyay go’aano ay...

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo maanta la kulmay dhigiisa Dalka Masar

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa maanta kulan la qaatey dhigiisa Dalka...

Dowladda oo la wareegtay Qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada Soomaaliya

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi “Cabdiraxmaan Dheere” ayaa u sheegay SONNA in maanta saraakiil ka...

Wasiirka Xanaanada xoolaha oo la kulmay madaxa Bankiga horumarinta Islaamka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa Sheekh Nuur Maxamed Xasan iyo wafdi uu hogaamiya oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudi Carabiya ayaa wuxuu...

Ugu Akhris Badan