Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Ummadda uga tacsiyadeeyay geerida Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka

INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta tacsi u diray shacabka oo ku wajahan geeri ku...

Wasiirka Batroolka ee Soomaaliya oo magaalada London kulan kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa magaalada London ee xarunta Dalka UK kulan kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed...

Madaxwayne Farmaajo oo la dardaarmay Mas’uliyiinta Galmudug

Xafladda Caleema saarka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ee Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed,...

Akhriso: Hindise sharciyeedyada looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada

Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi...

Kuuriyada Waqooyi oo Maanta tijaabisay Gantaal kale

Kuuriyada waqooyi ayaa isniintan maanta ah tijaabisay gantaal aan la aqoon ridadiisa iyo inta kiiloomitir ee uu socon karo,sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee...

Ugu Akhris Badan