Wararka

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobalka Sh/Dhexe

Wararka naga soo gaaray gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobalkaas uu ka dhacay Dagaal Khasaaro Gaystay oo u dhaxeeyay ciidamada...

1-da Luulyo “Maalintii Guusha”

Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku...

Xildhibaanad Maryan Cabdi Geedi oo la kulantay qaar ka mid ah Haweenka ku nool Maraykanka

Xildhibaanad Maryan Cabdi Geedi oo ka mid ah xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed oo dhawaan soo gaartay magaalada Columbus Ohio ee Dalka Mareykanka ayaa waxa ay...

Mukhtaar Rooboow & Al-shabaab waa laba is diiddey (War-bixin)

Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii Axmed Godane oo dhacay...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey.

Muqdisho, 29 June 2017.....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibedda Norwey Børge...

Ugu Akhris Badan