Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Furay Kalfadhigii 2aad ee Golaha Shacabka

Muqdisho, 8 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga...

Eng Cabdi Canshuur Xasan “maalin walba 10 Milyan oo khasaare ah ayaa ka dhasha maqnaashaha Internet-ka”

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya. muddo ka badan laba toddobaad ayuu guud ahaan gobollada Koonfurta Soomaaliya...

Mareykanka: Xaflad loo qabtay arday dhameysatay Waxbarashada Dugsiyada sare

Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu tala galay ardayda dhammaysatay dugsiyada Sare iyo kulliyadaha...

Madaxweynaha oo furaya kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka

Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Dugsiga Tababarka Ciidamada Booliska ee Jeneraal Kaahiye. Furitaanka Kalfadhiga ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la caweeyay qaar ka mid ah bulshada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka  duulaya qorshaha Xukumadda ee ah in ay ku shaqayso  rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ayaa ...

Ugu Akhris Badan