Wararka

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo maanta la kulmay dhigiisa Dalka Masar

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa maanta kulan la qaatey dhigiisa Dalka...

Dowladda oo la wareegtay Qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada Soomaaliya

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi “Cabdiraxmaan Dheere” ayaa u sheegay SONNA in maanta saraakiil ka...

Wasiirka Xanaanada xoolaha oo la kulmay madaxa Bankiga horumarinta Islaamka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa Sheekh Nuur Maxamed Xasan iyo wafdi uu hogaamiya oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudi Carabiya ayaa wuxuu...

Shir qaxootiga Soomaaliyeed ku saabsan oo Muqdisho ka furmey

Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka furmay Shir weyne Qaran oo lagu magac daray “U Helida Xal waraara Qaxoootiga soo laabanaya iyo Barakacayaasha” Shir weynahaan waxaa...

Guddigii dowlada u xilsaartay dhacadadii Bariire oo gaaray deegaankaas

Guddigii Dowlada Soomaaliya u xilsaartay inay baaraan Dhacdadii Bariire ayaa gaaray deegaankaas sida uu Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay wasiirka amniga Xukuumada...

Ugu Akhris Badan