Wararka

Ra’isulwasaraha Soomaaliya isboortigu waa mideeyaha Bulshada iyo Madaxda Dalka”

Waxaa dhallinyaro soomaaliyeed oo ku nool degmada wadajir u suuro gashay inay kubad la dheelaan masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda waxaana ka...

Wasiirka Awqaafta Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Soomaaliya oola kulmay Wasiirka Xajka Sacuudi”

Wasiirka Awqaafta Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali iyo wafdi uu hogaaminayay uu kamid yahay Agaasimaha Guud Wasaaradda Cumar...

Daawo Sawirro Bilicda Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalkeenna waxaa mudooyinkii ugu dambeeyey si xowli ah uga socnayey dib u dhis xoogan kaasi oo lagu sameynayo dhismay bilicdooda...

Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka (Daawo Muuqaal)

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed Aadan Jimcaale Koofi ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu xilkaasi...

Mareykanka oo soo dhaweeyay gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay xil muhiim ah

War qoraal ah oo ka soo baxay waaxda Arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu faah faahiyaya waxyaabaha loo doortay gabadhaasi Soomaaliyeed oo ay ka...

Ugu Akhris Badan