Wararka

Golaha Ammaanka oo cambaareeyey weerarkii Shabaab ay ku qaadeen Askar katirsan Amisom

Shan iyo tobanka xubnood ee Golaha Amaanka ee Jimciyadada Qurumaha ka dhexeysa  ayaa si kulul u cambaareeyeey  weerarkii Maleeshiyada argagixisada  Al-Shabab ay ku qaadeen...

Wasiirka Tacliinta Sare oo la kulmay Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cusmaan  oo ay wehlinayaan Lataliyaha Wasiirka Tacliinta Sare, Dr. Cali Sheekh Axmed...

Akhriso Taariikh Nololeedka Hanti Dhowraha Guud Ee Qaranka

Mudane Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa loo magacaabey Hanti Dhowraha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 3di Agoosto, 2017. Mudane Maxamed ayaa ah aqoon yahan leh...

Guddiyada joogtada ah ee labada aqal ee Baarlamaanka oo Shirkoodii ugu horeeyey Yeeshay

Kulanka guddiga joogtada ah ee labada aqal Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa furay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo jeediyey khudbad uu uga hadlayo...

Golaha wasiirada XFS oo ansixiyay hainti dhowraha guud ee Qaranka

Golaha wasiirada XFS ayaa ansixiyay hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Cali ayagoo sidoo kale meel mariyay sharciyada biyaha caafimaadka iyo waxbarashada. Kadib kulankii Khamiis...

Ugu Akhris Badan