Wararka

Madaxweynaha Sudan oo ka hadlay Saameynta Cunaqabateynta saaran dalkiisa

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa sheegay inay xukuumadiisu ay ku taagan tahay dhabbaha nabad ku soo dabaalida geyiga dalkiisa,isla markaana ay qaadayaan...

Maamulka Gobolka Hiiraan”Waxaan si buuxda u taageeraynaa madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle

Muqdisho(SONNA) Kadib Shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Baladwyen ee xarunta Gobolka Hiiraan,guddoomiyha gobolka ayaa  kaga hadlay  xaaladda gobolka, waxaana uu soo dhaweeyay Madaxwaynaha...

Maamulka gobolka Hiiraan”Waxaan si buuxda u taageeraynaa madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle

Kadib Shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Baladwyen ee xarunta Gobolka Hiiraan,guddoomiyha gobolka ayaa  kaga hadlay  xaaladda gobolka, waxaana uu soo dhaweeyay Madaxwaynaha cusub...

Dibad baxyo looga soo hor jeedo xaqsuuqa Muslimiinta Rohinga oo ka dhacay K/Africa

Boqolaal kamid ah bulshooyinka Muslimiinta ah ee kunool Dalka Koonfur Africa oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa sameeyey banaan baxyo ballaaraan oo looga soo...

Heshiis Taariikhi ah oo dhex maray Ururada Xamaas iyo Fatax ee Falastiin

Muqdisho(SONNA) Ururka  Xamaas, oo fariisin ku leh marinka Ghaza ee dhulka Falastiin ayaa shaaciyay, in uu kala direyo maamulkiisa si uu u qabto doorasho...

Ugu Akhris Badan