Wararka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wadahadal kula jirta Mukhtar Robow

Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ah, doonayana inuu ka qeyb qaato nabadeynta dalka in lasoo...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray Kal-Fadhigii sadexaad ee Barlamaanka Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray Kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland. Qudbad dheer oo...

Fartaag oo ku guuleystay kamid noqoshada Guddiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal

Xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay doorashada xubintii banaaneyd ee Guddiga dib u eegista Dastuurka...

Mukhtaar Roobow Cali oo caddeeyay in uu ka baxay kooxda Al-shabaab (Daawo Muuqaal)

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa iminka magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuur Mansuur oo dhawaan isku soo dhiibay dowladda...

Maamulka Gobolka Benaadir oo dib u howlgelinayo Dugsiga 15 May (Daawo Muuqaal)

Dugsiga Hoose dhaxe iyo Sare ee 15-May oo ah Iskuul  taariikh weyn ku leh hormarinta tacliinta dalka iyo dadka Soomaaliyed, ayna ka aflaxeen arday...

Ugu Akhris Badan