Wararka

133 qof Soomaali ah oo Dalka dib loogu soo celiyay

Cadan (SONNA)- Ururka socdaalka Dowliga ee Qaraamada Midoobay ayaa sheegay 133 Soomaali ah oo ku sugnaa dalka Yeman ay halkaasi ka daadgureeyeen iyagoo loosoo...

Xildhibaannada Golaha shacabka oo ka doodayo arrimo dhowr ah

Muqdisho (SONNA) Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan arrimo dhowr ah oo ku saabsan marxaladda dalka ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka ee...

Khasaaraha dhulgariir  ku dhuftay  Mexico oo sii kordhaya

Muqdisho(SONNA) Dhulgariir xooggan ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Mexico ,kaasi oo ugu yaraan ay ku dhinteen 336-qof ,isla markaana burburiyay xirmooyin dhismo ah oo ku...

R/wasaaraha Soomaaliya oo Mareykanka kula kulmay Wasiirka Arrimaha dibada Ruushka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray Dalka Mareykanka, iyagoo la kulmay Wasiirka Arrimaha...

Guddiga difaaca golaha shacabka iyo xubno kale oo kormeeray Bakool

Xildhibaan Maxamed  Xuseen  Afaraale oo ka mid ah Guddiga Difaaca ee Golaha shacabka,  Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Jeneraal Liibaan Cali Yerrow ...

Ugu Akhris Badan