Wararka

Madaxweynaha JFS oo Tarsan u magacaabay lataliye sare ee xafiiska madaxweynaha

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda. Degreeto...

Warbixin:-Al-shabaab maxay uga dhigan tahay dilkii Horjooge Cali Jabal?

Ma aha markii ugu horreysay ee howlgal lagu beegsanayo horjooge ka tirsan Kooxda Al-shabaab, waxaa hore loo khaarjiyay kuwa badan oo uu ugu magac...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay K/Africa iyo boolisku Koofur Afrika oo baarayo

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegay in 48kii  saacadood ee ugu dambeeyey dalkaasi lagu dilay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ganacsato ahaa, iyadoo ay...

Dowladda Soomaaliya oo Shiinaha uga mahadcelisay deeq cunno ah oo loogu talagalay shacabka

Dowladda Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinaysaa Xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Shacbiga ee China deeqda cunno ee ay u soo mariyeen hey’adda WFP dadka ay...

Ehelada Maxaabiista Soomaaliyeed Ee Hindiya Laga Soo Celinayo Oo Soo Dhaweeyey Tallaabada Dowladdu Qaaday

Qaar ka mid ah ehelada maxaabiista Soomaaliyeed ee in mudo ah ku xernaa dalka Hindiya oo siyaabo kala gedisan ula soo xiriiray Radio Muqdisho...

Ugu Akhris Badan