Wararka

Qarax khasaare geystay oo goor dhow Muqdisho ka dhacay

Muqdisho(SONNA) Daqiiqado ka hor ayaa Qarax waxaa uu ka dhacay Wadada maka Al-Mukarama, kaasi oo ka dhashey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Goobjoogayaal ayaa...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo Xilka la Wareegay

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay Munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare Mudane Xasan Maxamed Cali. Wasiir...

Ururka Gabdhaha Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo Deeq gaarsiiyay Gabdho Agoon ah

Muqdisho (SONNA) Ururka Gabdhaha Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Ugaaso oo ay ku mideysan yihiin gabdhaha wax ka bartay Jaamacadaha kala duwan ee dalka ayaa deeqdan...

Ra’iisul wasaare Khayre oo mushaarkiisa wax ku bari doono 100 arday

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kafaala qaaday in 100 arday oo ka baxay dugsiyada sare ee magaaladda Baydhabo uu ka bixin doono waxbarasho...

Mudanayaasha Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa arrintii Qalbi Dhagax

Muqdisho(SONNA) Mudanayaasha  aqalka  sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa oo maanta kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa waxaay go’aamiyeen in dib loo dhigo Ajandihii ku...

Ugu Akhris Badan