Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geeridii suxufi Abdullahi Osman Moalim

Mogadishu, 13 09 2017: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid suxufi Abdullahi Osman...

Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta la dhageystay” Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa   maanta Xarunta Baarlamaanka Maamulkaasi Khudbadahooda kusoo bandhigay 3 kamid ah Musharixiinta u tartamaya xilka...

Muran ka taagan heshiiska hub kala iibsiga ee Ruushka iyo Turkiga

Muqdisho(SONNA) Wadamada xulufada ka ah Gaashaan Buurta  Nato ayaa waxa ay jawaab ka bixiyeen go'aanka muranka dhaliyay ay dowladda Turkiga heshiiska kula saxiixatay dalka...

Soomaliya oo ka qeybgashay shirka Amniga Bariga Afrika ee Yugandha

Muqdisho(SONNA) Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Yugandha ayaa waxaa ka soconaya shir ku saabsan Amaanka wadamada kuyaala Bariga Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto,kaasi...

Goobo ganacsi oo ay lahaayeen dad Soomaaliyeed oo boob loogu geystay K/Afrika

Muqdisho(SONNA) Shacab Koonfur  Afrikaan ah oo careysan ayaa habeenkii xalay ahaa boobay goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah oo ku yaalay xaafad...

Ugu Akhris Badan