Wararka

Galmudug: “Shirka waxa uu ku saabsanyahay sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Gaalkacyo”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa sheegay inay shirka ka furmay Gaalkacyo uu yahay mid la doonayo in lagu heshiisiiyo bulshada gobolka wada degta, iyadoo loo...

Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo mar kale isku afgartay siideynta Maxaabiis horleh

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya   Hailemariam Desalem kala hadlay sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiista Soomaaliyeed oo...

Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa mar kale isku afgartay siideynta Maxaabiista ku harsan Xabsiyada Dalkaasi

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya   Hailemariam Desalem kala hadlay sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiista Soomaaliyeed...

Amiirka Dowladda Qadar oo maanta Furay  Deked Caalami ah.

الQadar-(SONNA)- Amiirka Dowladda Qadar Sheekh Tamiin Xamad Al-Tani ayaa maanta xarigga ka jaray Deked cusub oo laga hirgaliyay Konfurta magaala madaxda dalkaasi ee Dooxa...

Ganacsiga yar yar ee Magaalada Muqdisho oo Hormar badan sameynaya

Muqdisho (SONNA) Sanadihii  ugu dambeyay waxaa soo hagaagaya Ganacsiga Dalka gaar ahaan Ganacsiga yar yar oo ay Samaysanayaan Dhalinyaro Wax ka barta goobaha Waxbarasho...

Ugu Akhris Badan