Wararka

Tartamayaasha Warta-nabadda oo u gudbay wareegga labaad

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay Telefishinka Qaranka, lagana dhageystay...

Guddoomiyaha G. Benaadir oo furay tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka(Sawirro)

Guddoomiyaha Banaadir ahna magaalada Muqdisho ayaa si ramsi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha  Ramadaan ee degmooyinka gobollada dalka, kaas oo ay qabaneyson Warbaahinta...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 27 May 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay 20...

Michael Keating oo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey bisha Ramadaan

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay  u qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Michael Keating, ayaa dadka Soomaaliyeed u diray hambalyo u aadan...

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah oo Baydhabo gaaray

Guddiga qaranka shaqalaha rayidka ee dowladda ayaa bilaabay xoojinta habka wada shaqaynta guddiyada shaqalaha ee maamul gobaleedyada sidii fursado shaqo loogu heli lahaa dhalinyada...

Ugu Akhris Badan