Wararka

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday Heshiis lagu horumarinayo Beeraha iyo Waraabka+(Sawiro)

Turkiga(SONNA) Heshiiskaan laba geesoodka ah ay kala saxiixdeen Wasaaradaha Beeraha Somaaliya iyo Turkiga ayaa waxaa  waxuu ku saabnsan yahay  wax soorka soomaaliya sidii sare...

Wasiirrada Beeraha Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Wasaaradaha Beeraha Somaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabnsan wax soo soorka Soomaaliya gaar ahaan sidii loo kobcin lahaa qudaaarta laga soo...

Soomaaliya iyo Suudaan oo iska kaashanaya horumarinta Ciyaaraha+(Sawiro)

Khartuum(SONNA) Kulanka ay wada qaateen Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Suudaan DR...

Faadumo Cusmaan Faarax oo loo magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Qaranka

Muqdisho(SONNA) Kulankii Khamiis laha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay maanta yeesheen ayaa waxaa ay ku magacaabeen Xisaabiyaha Guud ee Qaranka oo...

Shabeel 7-ruux ku dhaawacay degmada Wala-weyne oo lagu guuleystay in la dilo

Muqdisho(SONNA) Wararka naga soo gaarayo degmada Wala-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in 7-ruux uu dhaawac soo gaaray ka dib markii uu weerar...

Ugu Akhris Badan