Wararka

Jabhadda Rohingya oo xabad joojin ku dhawaaqday

Muqdisho(SONNA) Xabad joojinta oo ay ku dhawaaqday Jabhadda Muslimiinta Rohingya ee ka dagaallanta gudaha dalka Myanmar ayaa ujeedkeedu yahay in gar gaar la gaarsiyo...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo dhagax dhigay dhismaha wadada Janaraal Daa’uud.

Mudane Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqamagaalada Muqdisho Muqdisho ayaa saaka dhagax dhigay dib u dhiska wadada Janaraal Daa’uud oo isku xirta...

Qeybti ugu horeysay ee aradydii deeqda waxbarasho ka heley Shiinaha oo gaarey Beijing

Ardaydani oo qeyb ka ah ilaa 50 arday oo dhawaan deeq waxbarasho ka heley Dolwadda Shiinaha ayaa garey magaalada Beijing ee caasimadda Dalka Shiinaha. Waxaa...

Jabhadda hubaysan ee Rohingya oo xabad joojin ku dhawaaqdey si gar gaar loo garsiyo muslimiinta dhibaataysan

Xabad joojinta oo ay ku dhawaaqdey Jabhadda Muslimiinta Rohingya ee ka dagaallanta gudaha dalka Myanmar ayaa ujeedkeedu yahay in gar gaar la gaarsiyo dadkaasi,iyagoo...

Akhriso Qormo: Maxaa farqi ah oo u dhexeya xanaanaynta iyo tirbiyada carruurta 

Waxaa jira waxyaabo inta badan ay maanta isku khalado bulshadeennu, taasina waxey keentaa  in kasmadii iyo nuxurkii sheygaas la xariiray la marinhabaabiyo. Xannaaneynta Ilmaha iyo Tarbiyeyntoodu...

Ugu Akhris Badan